wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Ka Qeybgalay Shirweynaha 1-Aad Ee Guddiga Sare Ee Difaaca

Muqdisho 02 Jan 2026; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa ka qeybgalay Shirweynaha 1aad ee guddiga sare ee Difaaca.
Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiirro ka socda dowladda federaalka ah, hoggaanka sare ee hay’adaha amniga iyo sidoo kale wakiillada safaaradaha iyo saaxiibada caalamiga ah ee taageera ajendaha qaran ee amniga iyo difaaca Soomaaliya.
Shirkan oo lagu soo bandhigay guulaha dowladda Soomaaliya ee amniga ayaa lagu falanqeeyey: xoojinta wadashaqeynta heerarka kala duwan ee dowladda, isku-duwidda taageerada saaxiibada caalamka iyo horumarinta mudnaanta wadajirka ah ee lagu xoojinayo amniga qaranka, xasilloonida iyo adkeysiga dowladnimada.