wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Agaasimaha Guud Oo kulan La Qaatay Madaxa Hay’adda Socdaalka Adduunka IOM

Muqdisho 26 Jan 2025; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa kulan Miro-dhal ah la qaatay madaxa Hay’adda Socdaalka Adduunka IOM xafiiskeeda Soomaaliya mudane Manuel Marques Pereira.
Kulankan waxaa la isdultaagay; xoojinta iskaashiga dhinacyada badan ee hortabinta leh sida; Xasillinta, Dad-dhigista & diiwaangelinta madaniga ah, Maamulka dowladaha hoose, Xalkawaara, sidoo kale waxaa laga hadlay iskaashi ballaaran ee lagu taageerayo sookabashada, horumarinta kaabayaasha iyo guud ahaan hey’adaha dowladda.