- January 22, 2026
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Kulamada, Pakistan, Wararka
No Comments

Pakistan 22 Jan 2025; Wagdiga uu horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo socdaal shaqo kujooga Islamabad ayaa waxaa qado sharaf ku maamuusay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan mudane Mohsin Naqvi.










