- January 21, 2026
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Kulamada, Pakistan, Wararka
No Comments

Islamabad 21 Jan 2026; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta oo safar shaqo kujooga dalka Pakistan ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee caasimadda Islamabad.
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Pakistan Danjire Sheikh nuur Maxamed Xasan ayaa soo dhoweeyey Wasiirka isagoo warbixin kasiiyey howlaha kala duwan oo ay kujiraan xaalka jaaliyadda.












