- January 5, 2026
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Banaadir, Doorashooyinka Heer Degmo, Kulamada, War Saxaafadeed, Wararka
No Comments

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Gobolka Banaadir ku bogaadinaysaa qabsoomidda Doorashadii taariikhiga ahayd ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, oo si guul leh u dhacday 25-kii December 2025.

