- December 16, 2025
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 16 Dec 2025; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay madaxa hey’adda IOM ee Soomaaliya Mr. Manuel Marques Pereira, iyada oo laga wada hadlay howlaha Dad-dhigista, oo ay qeyb ka yihiin adkeynta diiwangelinta xaaladaha madaniga ah oo baahsan, mid ah iyo guud ahaan hortabinnada kale ee Wasaaradda 2026-ka.












