- November 10, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, War Saxaafadeed
No Comments

Muqdisho 10 Nov 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa qado sharaf u sameeyay qaar ka mid ah Hoggaanka Dhaqanka Ee Dowlad Goboleedyada Puntland Iyo Waqooyi Bari Soomaaliya.
Munaasabadda oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista Hawada XFS Mudane Maxamed Faarax Nuux, Wasiirka Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha XFS Mudane Cabdullaahi Bidhaan, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Sanyare Iyo Wasiiru Dowlihii hore Maaliyadda Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa looga arrinsaday arrimaha xoojinta nabaddda, Wadjirka Bulshada Iyo Ilaalinta Midnimada Dalka.















