- October 18, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 18 Oct 2025; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay hoggaanka xafiiska Soomaaliya ee NIS Foundation.
Arrimaha laga hadlay waxaa ugu muhiimsanaa howlaha hortabinta leh sida dhameystirka dhismaha xarunta dhexe ee Wasaaradda iyo arrimo kale.









