wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulan La Qaatay Safiirka Uk

Muqdisho 16 Sep 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiin XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay Denjiraha UK ee Soomaaliya Ambassador Charles King.

Arrimaha laga hadlay waxaa ka mid ah; Doorashooyinka, guulihii dhismaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya iyo arrimo kale.