- August 3, 2025
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Kulamada, Waqooyi Bari, Wararka
No Comments

Laascaanood Aug 03, 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa Magacaabay Guddiga Hubinta iyo Ansixinta Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Beri ee Soomaaliya.
Warqadda Hoose ka akhriso liiska Xubnaha Guddiga;



