- August 4, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Kulamada, SSC khatuma, Wararka
No Comments

Laascaanood 04 Aug 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee daga Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Kulanka oo ay sidoo kale kaqeybgaleen mas’uuliyiin sare oo Xukuumadda Federaalka ah ayaa looga arrinsaday Hannaanka dhameystirka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Wadajirka Bulshada Iyo Ilaalinta Midnimada iyo arrimo kale.