- August 2, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Kulamada, SSC khatuma, Wararka
No Comments

Laascaanood Agoosto 2, 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Hon Ali Yusuf Ali (Xoosh) ayaa uga qeybgalay magaalada Laascaanood munaasabad lagu saxiixay Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa saxiixay dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Beri iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan labada heer ee dowladda.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee XFS mudane Cali Xoosh oo munaasabadda ka hadlay ayaa bogaadiyey howsha la qabtay iyo horumarka.