Kulanka Qorshaha Howleedka Wasaadadda

Muqdisho 6 Jul 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa Guddoomiyay Kulanka dardargalinta Howlaha Wasaaradda iyo qorshayaasha bishaan.

Wasiirka ayaa loo soo bandhigay waxyaabaha ka qabsoomay qorshaha sanadka 2025; iyo meelaha u baahan in diiradda la saaro.