wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dad-dhigista

Muqdisho 24 May 2025; Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansxiyay Hindise Sharciyeedka Dad-dhigista Iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga oo ay u gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Saadaad Caliyoow ayaa uga mahadceliyay Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS Ansixinta Hindise Sharciyeedka Dad-dhigista Iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga.