wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Go’aamada Golaha Wadatashiga Qadan

Muqdisho 08 May 2025; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa guddoomiyey kulan farsammo oo looga hadlayey Warmurtiyeedka shirka Madasha Wadatashiga Qaran gaar ahaan qodobada loo xilsaaray Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka ah iyada oo khubarada Wasaaraddu ay ka doodeen hannaanka fulinta.