wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Wasiir Cali Xoosh Iyo Safaaradda Norway

Muqdisho 21 April 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ku Simaha safiirka dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya Danjire Carsten Carlsen.

Kulanka muhiimka ah ayaa diiradda lagu saaray arrimo ay ka mid yihiin; Dib-u-heshiisiinta, Dimuqraadiyadeynta, Doorashooyinka, Geeddi Socodka Nabad Dhiska iyo Xasilinta.