wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Farsamo Ee Dowladaha Hoose

Muqdisho 19 April 2025; Agaasimaha Dowladaha Hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Yaxye Cumar Xirsi ayaa Guddoomiyay Kulanka farsamo ee dardargalinta dedaallada dowladaha hoose ee dalka.

Sidoo kale, kulanka ayaa looga arrinsaday qorshaha Kulanka Qaran ee Isu Duwidda Dowladaha Hoose oo dhawaan ka dhici doona dalka.