wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

Muqdisho 04 Mar 2025: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa guddoomiyey shirka guud ee Agaasime Waaxeedyada iyo Lataliyeyaasha Wasaaradda.

Shirkan ayaa inta badan diiradda lagu saaraa isla xisaabtanka, daadejinta howlaha iyo bandhigga heerka fulinta halbeegyada iyo ballamaha Wasaaradda.