wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Xoosh Oo Guddoomiyay Kulanka Dowladaha Hoose

Muqdisho 02 Mar 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa guddoomiyay Kulanka Farsamo ee dardargalinya dedaallada geeddi socodka dhismaha Dowladaha Hoose ee dalka.

Kulanka ayaa sidoo kale Wasiir Cali Xoosh lagu siiyay warbixinno la xiriiro horumarrada laga sameeyay arrimaha maamul daadajinta iyo adeeg baahinta dalka.