wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Ansixinta Buugga Adeeg Bixinta Dowladaha Hoose

Muqdisho 25-26; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa caasimadda Muqdisho kusoo xirtay kulan labo maalin socday ee Ansixinta Buugga Hannaanka Adeeg Bixinta Baahsan ee Dowladaha Hoose kaasoo dib-u-eegis lagu sameeyay.

Kulanka waxaa kasoo qayb galay dhammaan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada Jubaland, Koonfur-Galbeed, Galmudug iyo HirShabeelle.

Hey’adaha kala duwan ayaa waxay si qotodheer u lafa-gureen hannaankan iyadoo lagu salaynaayo wixii shaqeeyay iyo wixii aan shaqayn intii uu shaqaynaanan hannaankan.