wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga U Fadhiya Soomaaliya

Muqdisho 06 Feb 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Ahmed Bin Mohamed Al-Muwallad.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga labada dhinac, geeddi socodka Dowlad Dhiska Soomaaliya iyo arrimaha gargaarka.