wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Qaabilay Danjiraha Shiinaha Ee Soomaaliya

Muqdisho 05 Feb 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Denjiraha dowladda Shiinaha ee Soomaaliya mudane Wang Yu.

Kulanka oo arrimo badan lagu soo qaaday waxaa ka mid ahaa; Iskaashiga labada dhinac, xoojinta wadashaqaynta gaar ahaan dedaallada Wadajirka ah ee Xasilinta iyo Dib-u-heshiisiinta iyo arrimo kale