- February 4, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments
Muqdisho 04 Feb 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Wafdi ka socda Hay’adda FCA oo ay hoggaaminayso Ms. Piya Itkonen oo ah Wakiilka FCA ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Dowlad-dhiska dalka gaar ahaan dedaallada Dib-u-heshiisiinta, Nabadeynta iyo arrimaha doorashooyinka.