wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kormeeray Dhismaha Xarunta Wasaaradda

Muqdisho 29 Jan 2925; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) uu wehliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdixakiin Ashkir ayaa kormeeray dhismaha ka socda Xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS.

Howlwadeennada iyo Injineerrada ka shaqaynaya dhismaha Wasaaradda ayaa ka warbixiyey halka u marayo dhismaha Wasaaradda iyo shaqada laga qabtay.

Wasiir Cali Xoosh ayaa faray in ka dardargaliyo howsha dhismaha si ay dhawaan ugu howlgasho Wasaaradda, isla maarkana loogu adeego qaranka.