wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Dhismaha Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

 

Muqdisho 16 Jan 2025; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa soo indho indheeyey halka uu marayo dhismaha xarunta dhexe ee Wasaaradda isaga oo warbixin buuxda oo u aadan heerka uu marayo ka dhageystay Injineerada iyo howlwadeenna dhismaha ka waddo.