wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Qaabilay Wakiilka UNHCR Ee Soomaaliya

 

Muqdisho 15 Jan 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay wakiilka Soomaaliya ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qaxootiga ee UNHCR Mudane Charles Mballa.

 

Kulanka ayaa looga hadlay dedaallada wadajirka ah ee ku aaddan arrimaha Qaxootiga iyo Barkacayaasha ee Soomaaliya.