wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Qiimeynta Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Ee Heerka Adeegga Bulshada Deegaannada Laga Xoreeyay Khawaarijta

 

Dhuusamareeb 01 Jan 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo dhiirrigalinaya dedaallada wadajirka ee Arrimaha Xasilinta gaar ahaan adeegga caafimaadka ee deegaannada laga xoreeyay khawaarijta ayaa tagay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

 

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac ayaa kusoo dhaweeyay Xarunta Wasaaradda, isagoo Wasiir Cali Xoosh Warbixin ku aaddan doorka dedaallada Xasilinta Wasaaradda Caafimaadka ka dhagaystay Dr. Cabdiwali Jaamac Wasiirka Caafimaadka Galmudug.