Muqdisho 14 Dec 2024; Agaasimaha Waaxda Federaalaynta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdinaasir Xaaji ayaa Guddoomiyay Kulanka farsamo ee Howlwadeennada ka shaqaynaya Furfurista Astaynta Awoodaha Dowladda, si loo waafajiyo Qorshaha Isbadalka Qadanka QIQ.