Muqdisho 10 Dec 2024; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xafiiskiisa ku guddoomiyey shir looga hadlayey Hannaanka Dhab u heshiisiinta Qaran kaas oo hirgelintiisa ay bilaabeyso 2025.