wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Dardargalinta Howlaha Xasilinta

 

Muqdisho 28 Nov 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa guddoomiyey kulan looga hadlay howlaha Xasillinta.

 

Kulanka oo sidoo kale ay qeyb ka ahaayeen hey’adaha Qaran iyo Saaxiibada beesha caalamka ayaa lagu falanqeeyey dedaallada Xasillinta ee goobaha la xoreeyey iyo Xasillinta sidii qeyb looga dhigi lahaa Qorsha Isbadalka Qaran.