Wasiir Cali Xoosh Oo Guddoomiyay Kulanka Dardargalinta Xasilinta

 

 

Muqdisho 24 Nov 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay ergayga Madaxwaynaha JFS ee Xasilinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka Xildhibaan Cumar Xaashi.

 

Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta dedaallada dowladda ee Xasilinta iyo howlaha la xiriira.