Muqdisho 17 Nov 2024; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka daahfurtay Tababar ku saabsan Kormeerka iyo qiimaynta kaas oo loo qabtay waliiko ka kala socday dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa in sare loo qaado xirfada shaqaalaha ee dhanka kormeerka iyo qiimeynta.
Inta uu socday kulanka agaasimaha guud ee Wasaaradda mudane Cayduruus Macalin Xasan waxaa uu ku booriyay kasoo qeybgalayaasha in ay ka faaiideystaan kulankaan.