Muqdisho 14 Nov 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa ka qeybgalay bandhigga sheybaarka Qorshaha Isbadalka Qaran kaasi oo ay ka mid tahay Wasaaradda hey’adaha dowladda ee gudbiyey qorshahooda 2025-2029. Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa qaadday taallaabooyon muhiim ah oo ay kula jaanqaaday qorshaha isbadalka Qaranka.