HomeWararBanaadirXildhibaannada Labada Aqal Oo Ka Dooday Akhrinta 2-aad Ee Hindisaha Xeerka Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Xildhibaannada Labada Aqal Oo Ka Dooday Akhrinta 2-aad Ee Hindisaha Xeerka Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Muqdisho 13 Nov 2024; Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabogabeeyey ka doodista Akhrinta 2-aad ee Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.