wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Agaasimayaasha Waaxyaha Ee Wasaaradda

 

Muqdisho 10 Nov 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa guddoomiyey kulan ay qeyb ka ahaayeen Agaasime waxeedyada wasaaradda.

 

Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa looga hadlay dardargelinta howlaha iyo daadejintooda.