wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Ka Qaybgalay Daahfurka Howlgalka UNTMIS

 

Muqdisho 09 Nov 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa ka qeybgalay munaasabadda daahfurka howlgalkii lagu badalay UNSOM ee UNTMIS.

 

Munaasabadda waxaa kale oo goobjoog ka ahaa wasiirro ka tirsan xukuumadda Federaalka sida; Wasiirka Arrimaha Dibadda, Wasiirka Warfaafinta, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada, xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka ah, mas’uuliyiin kale oo dowladda ah, beesha caalamka iyo maxada xafiiska UNka ee Soomaaliya.