wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Warbixin Ka Dhagaystay Waaxda Dib-u-heshiisiinta Wasaaradda

 

Muqdisho 04 Nov 2024: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa warbixin ka dhageystay Waaxda Dib u heshiisiinta ee Wasaaradda.

 

Arrimaha looga hadlay waxaa ka mid ahaa; Qorshaha waaxda, dhameysirtirka Istaraatiijiyadda Hannaanka Dhab u heshiisiinta Qaran, iyo waxrbixin dadaallada xal u helidda Colaadaha iyo arrimo kale.