wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Qaabilay Ergayga Finland Ee Nabadaynta

 

Muqdisho 30 Oct 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Suldaan Saciid Axmed oo ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka dalka Finland ahna Ergayga Finland u qaabilsan nabaddeynta Geeska Afrika.

 

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha la xiriira Dowlad dhiska, Nabadaynta, Dib-u-heshiisiinta iyo dedaallada Xasilinta oo ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya.