wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kormeeray Dhismaha Xarunta Dhexe Ee Wasaaradda

 

Muqdisho 21 Oct 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kormeer shaqo ku tagay dhismaha xarunta dhexe ee Wasaaradda halkaas uu ku socdo dhismaha.

 

Maamulka Kooxda dhisaysa xarunta Wasaaradda ayaa warbixin ka siiyay Wasiirka halka ay marayso shaqada la xiriirta dhismaha.