wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Saadaad Oo Furay Istiraatijiyadda 5-ta Sano Ee Qaxootiga

 

Muqdisho 19 Oct 2024; Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Saadaad Caliyow oo ay wehliso Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Marwo Safiya Mohamed ayaa furay Munaasabada Bandhiga Qorshaha Qaran ee Istaratiijiadda 5ta Sano ee Barakacyaasha , Qaxootiga iyo dadka soo Gurya noqday.

 

Wasiir Sadaad oo furitaanka Munaasabadda ka hadlay ayaa adkeeyay muhiimadda Istiraatiijiyadda 5-ta sano ee Barakacayaasha, Qaxootiga iyo Dadka Soo Gurya noqday.