wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay’adda SDC

 

Geneva 14 Oct 2024: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan doceed la qaatay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga ee SWISS-ka Danjire Patricia Danzi.

 

Kulanka ayaa la xiriiray arrimaha Dib-u-heshiisiinta, Dowladaha Hoose iyo Dedaallada arrimaha Xasilinta.