wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Iyo Taliyaha Booliska

 

Muqdisho 05 Oct 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Osman Abdulahi.

 

Kulanka ayaa diiradda lagu saarey arrimaha la xiriira dardargalinta dedaallada Dowladda ee Nabad Dhiska, Dib-u-heshiisiinta iyo Xasilinta.