Muqdisho 24 Sep 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaaatay Howlwadeennada Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya (SSF). Kulanka ayaa loogu hadlay arrimaha hortabinta u leh Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan howlaha SSF.