wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulan La Qaatay Howlwadeennada Dib-u-heshiisiinta Ee Wasaaradda

 

Muqdisho 14 Sep 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Howlwadeennada Arrimaha Dib-u-heshiisiinta Wasaaradda.

 

Howlwadeennada Waaxda Dib-u-heshiisiinta ee Wasaaradda ayaa la wadaagay Wasiir Cali Xoosh warbixinta colaado kasoo cusbaanaday qaybo ka mid ah dalka.