wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Baab Nabadeed U Dirtay Beelaha

Muqdisho 14 Sep 2024; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS waxay baaq Nabadeed u diraysaa beelaha walaalaha ah oo ay dirirtu ku dhexmartay deegaannada Towfiq iyo Buq-qalooc ee Gobolka Mudug.

 

Hoos ka akhriso baaqa Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS.