wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulan La Qaatay NIRA IYO Agaasinka Dad-dhigista

 

Muqdisho 08 Sep 202; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Madaxda Hay’adda NIRA Iyo Agaasinka Dad-dhigidda ee Wasaarada Arrimaha Gudaha XFS.

 

Wasiir Xoosh ayaa msuuliyiinta ka dhagaystay warbixin la xiriirta arrimaha Diiwaangalinta iyo dedaallada Dowladda ee Aqoonsiga Dadwaynaha.