Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Bulshada Raydka ah

 

Muqdisho 07 Aug 2024; Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Saadaad Maxamednuur Caliyow ayaa la kulmay Gudoomiyaha ururada bulshada rayidka ah mudane Cusmaan Muxyadiin Shaatax iyo Guddoomiyaha Hey’adda Korontada Qaranka Mudane Cabdinaasir Cabdi.

 

Inta uu kulanku socday Arrimaha laga wada hadlo waxaa ka mid ah; Xoorjinta kada Wadashaqeynta Wasaaradda iyo Bulshada Rayidka howlaha hortabinta leh.