wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Ka Qaybgalay Daahfurka Warbixinta Maamulka Maaliyadda

 

Muqdisho 15 Jul 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa ka qeybgalay Daahfurka warbixinta maamulka maaliyadda 2013-2023

 

Warbixinta oo ay gudbisay Wasaaradda Maaliyadda ee Federaalka ah, goobjoogna ka ahaayeen mas’uuliyiinta Dowladda iyo saxiibada beesha caalamka ayaa lagu soo bandhigay guulaha maaliyadeed ee uu dalku gaaray 10-kii sano ee la soo dhaafay.