wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo La Kulmay Danjiraha Cusub Ee Dowladda Maraykanka

 

Muqdisho 03 Jul 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay Safiirka cusub ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Amb. Richard H. Riley iyada oo laga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Doorashooyinka, Xasillinta iyo dadaallada Dib u heshiisiinta.

 

Dhankiisa, Amb. Richard H. Riley waxaa uu carabka ku adkeeyay sida Mareykanka ay uga go’antahay taageeridda hortabinnada dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.