wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Guddiga Maalmaha Xorriyadda Oo Kormeeray Goobaha Lagu Qabanaayo 1-da Luulyo

 

Muqdisho 30 Jun 2024; Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ayaa kormeer shaqo ku tagay goobaha lagu qabanaayo Munaasabadaha loogu Dabaaldagaayo 1-da Luulyo oo nagu soo wajahan.

 

Sidoo kale Guddiga ayaa kormeer ku tagay Degmada Kaaraan halkaas oo lagu gabagabeeyay Tartanka Fanka Todobaadka Xorriyadda ee Gobolka kaas oo loo qabtay Dhalinyarada Degmooyinka Gobolka Banaadir.